Shaadir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Maro madow oo darfaha isaga tolan oo haweenka muslinka ahi dhex galaan jirkooda oo dhanna ku qariyaan; shuko.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaadir ↴
shuko |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg