Shaarib

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bbo, m.dh)

Timaha ka baxa bushinta sare ee ragga korkeeda. ld shaarub.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaarib

shaarub |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg