Shabashabo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Cayaar ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo jiib, jaan iyo sacab leh, ragga iyo dumarkuna wada cayaaraan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shabashabo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg