Shabbaax

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dabridka toogta lagu barto. 2. Dabrid.


Shabbaax

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

1. Dabridid toog ku barasho. 2. Dabrid shiish ku tartamid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shabbaax

shabbaaxid | shabbaaxtamid | shabbaaxtan | shabbaaxtan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg