Shacays

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

1. Qori xabbad-keliyaale ah oo waayadii hore lagu dagaallami jirey. 2. Wax si aan caadi ahayn u shaqeeya. ld shucays.

Shacays

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld shacayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shacays

shacayn | shucays |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg