Shafeec

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld shafeeco.

Shafeec

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Qof ciriiri ku jira Ilaah gargaar uga baryid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shafeec

shafeecid | shafeeco | shafeecsad | shafeecsasho | shafeecsi | shafeecso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg