Shafshafo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. (-ooyin, m.l) Cad xayr ah oo inta la kululeeyo nabar ama meel bugta lagu dhayo. 2. Hanti la siiyo qof dhaawac la gaarsiiyey. 3. ld shafshafayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shafshafo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg