Shalawtir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Buuxinta la buuxiyo weel wax yar ka dhimanyihiin.

Shalawtir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Weel wax yari ka dhimanyihiin buuxin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shalawtir

shalawtirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg