Shallaa

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aayay, -ayday; -aayi)

Wax tegey ka qoomamayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shallaa

shallaayid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg