Shamuum

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-uumay, -uuntay)

Ku sh.: nafley badan meel isugu ururid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shamuum

shamuumid | shamuumsan | shamuumsanaan | shamuumsanaansho | xoon |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg