Shanbal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

(muus.) Nooc ka mid ah qalabka muusikada oo ka samaysan qori laba qalbac ah, oo mid walba dhexda u godanyahay, marka laysku dhuftana sameeya dhawaaq kan koorta u eg.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shanbal


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg