Shanle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

1. Xaashi turub oo shan dhibcood leh. 2. Buntukh shan xabbadood qaada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shanle

feer | garaddax | qurdho | saqaf | shanlayn | shanlee | shanley | tinmood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg