Sharad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Nidar. 2. Xargaha waaweyn ee doonyaha mid ka mid ah. 3. (-dyo/shuruud, m.dh) Heshiis lacag ama wax kale ah oo laba qofood oo wax ku murmay isu dhigtaan. ld shardi, shirad.
Sharad
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-rday, -radday; -rdi)Nidar gelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sharad ↴
sharatan | shardi | shardid | shirad | shuruud |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg