Shawr
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Geed biyaha dhanaan ka dhex baxa oo leh caleemo aad u balballaaran aadna u cagaaran iyo laamo dhaadheer oo wax lagu dhisto. ld shawro.
Shawr
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Kulan qarsoodi ah oo arrimo gaar ah looga wada hadlaayo. ld showr¹.
Shawr
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Kulan qarsoodi ah arrimo gaar ah uga wada hadlid. ld showr².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shawr ↴
faq | shawri | shawri | shawrid | shawrin | shawris | shawro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg