Sheel

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Meel wax lagu qarsado. 2. Xabsi.

Sheel

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)

Wax qarin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sheel

sheelid | sheellarayn | sheellare | sheellaree | sheelo | sheelo-biyood | sheeloobid | sheelow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg