Sheellare

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

Bir xalleefsan, shukaanta halkeeda hoose ku taal oo marka cagta lagu riixo uu kordho xawliga wareegga matoorku.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sheellare

sheellarayn | sheellaree |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg