Shid

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Dab iwm hurin. 2. Nal, raadiye iwm daarid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shid

naabnaab | naabnaab | haan | kaadshid | kaalin | laaluushid | naaqishid | naashiddo | naashnaashid | oog |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg