Shiimo

Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:

1. Sh. ah: meel kayn ah. 2. Sh. ah: meel dadka ama xooluhu ku badanyihiin oo buuq badan. ld sheemo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shiimo

ceshiimo | sheemo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg