Shinrin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Neef xoolo ah oo xilligii laga rabay in uu rimo rimay. 2. ld shinrimid.

Shinrin

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)

Neef xoolo ah waqtigii laga filayey in uu rimo rimid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shinrin

shinrimid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg