Shirbi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Neef irmaan oo ido ah lisid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shirbi

shirbid | shirbin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg