Shirif

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ur aan la jeclaysan oo nafleyda ka soo ura. ld shuruf¹.

Shirif

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rfay, -raftay)

Nafley ur xun yeelasho. ld shuruf².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shirif

shirfid | shuruf | shuruf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg