Shirix
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)Lafo yaryar oo dhuux leh, kuna jira lugaha dadka iyo xoolaha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shirix ↴
baraashirix | korshirix | shiraanshirix |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg