Shixnad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Xamuul doon ama markab hal mar qaado.
Shixnad
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Markab, doon iwm xamuul ka buuxin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shixnad ↴
shixnadan | shixnadid | shixnadnaan | shixnadnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg