Shoob
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xarrago; mardaadi. 2. Sh. ah: neef ari ah oo leh qoobab cascas.
Shoob
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Cid mardaadiyid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shoob ↴
haashaar | laalacshoobid | firshoobid | qashoobid | rabshoobid | shaashoobid | shoobid | xarrago |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg