Shoofanisam

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Caadifad muujinayso in qofku uu si daran u aaminsan yahay in dalkiisa iyo dadkiisina ay ka muhiim san-yihiin ama ka fiicanyihiin dadyowga kale.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shoofanisam


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg