Shucayb-sacaaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.nafl.) Noolayaal yaryar oo dul sabbeeya biyaha badaha iyo harooyinka. Shucaybsacaafka waxa ka mid ah xayawaannada iyo dhirta ili ma-aragtayga ah, sida aljiga, borotosoowaha iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shucayb-sacaaf


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg