Shulshulan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay; lmi)

Wax shulshul yeeshay noqosho.

Shulshulan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Maro wax shulshul loo yeelay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shulshulan

shulshulmid | shulshulnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg