Shushub
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dabaadiga guga xilli roob aad u badani ka da'o gobollada koonfureed gaar ahaan jubbooyinka. 2. Shulshul. 3. Sh. ah: cadar, saliid iwm oo waxyaabo la isku dardaray ka kooban.
Shushub
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Maro iwm dacalkeeda shulshul u yeelid. 2. Hoore weel ku gedgeddin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shushub ↴
shushuban | shushubasho | shushubi | shushubin | shushubis | shushubnaan | shushubnaansho | shushubo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg