Sifaysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)

1. Wax nadiif ah noqosho. 2. Wax kala miirmay noqosho. ld safaysan¹.

Sifaysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Wax la nadiifiyey ahaansho. 2. Wax la sharxay ahaansho. ld safaysan².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sifaysan

safaysan | safaysan | sifaysmid | sifaysnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg