dhibaad
(m.dh)1. Hanti ay siiso cidi gabadhooda oo wax u soo doonatay. 2. Caado, xayl. ld dhiibaaji.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhibaad ↴
caado [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Fal bulsho joogteysato kuna dhaqanto. 2. Fal qof si joogta ah ugu dhaqmo. 3. Dhiig ka yimaada haweenka bishiiba hal mar; dhibaad; xiso; xayl. dhibaad, xiso, xayl
dhibaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Haweeney dhibaad siin. ld dhibaadsii.
dhibaadin [m.f.dh]
eeg dhibaadi. ld dhibaadsiin.
dhibaadsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld dhibaadi.
dhibaadsiin [m.dh]
ld dhibaadin.
dhibaaji [m.l]
ld dhibaad.
xayl [m.l]
Dhiigga dumarku bishiiba kol helo; caado; dhibaad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg