Silac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhib; rafaad; saxariir. ld silic.
Silac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lcay, -lacday; -lci)Cid rafaad iyo dhibaato badan la kulmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga silac ↴
silacdilyayn | silacdilyee | silacsan | silacsanaan | silacsanaansho | silci | silcid | silic |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg