Siliqlee
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)Si siliqle ah u socosho (neef geel ah).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siliqlee ↴
siliqleyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg