Silis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Silsilad yar oo dahab ah, qalin iwm ka samaysan oo dumarku luqun-ta ku xirtaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga silis

almi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg