Simbayr

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Doc; dhinac. 2. Boodidda nafley labada dhinac midkood u booddo. 3. Iin sinaha gasha oo dhutis keenta. ld sinbayr.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga simbayr

sinbayr |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg