Sinjaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Is-weheshadka iyo wada dhoofka gaadiidka badda. 2. S. ah: deris.
Sinjaar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Gaadiid badeed si ay isu weheshadaan hal mar wada dhoofid. 2. Deris si wanaagsan ula dhaqmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sinjaar ↴
sinjaarid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg