Sinjidhaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ammo/-nyo, m.dh)

1. Qof aan lahayn wanaaggii lagu yiqiin dadkii uu ka dhashay. 2. Qof xun.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sinjidhaan

sinjidhaannimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg