Sirdilyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Waxyeelidda si khayaamo ah cid wax loo yeelo. ld sirdilid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sirdilyo ↴
sirdilid | sirkudilyo | sirutibyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg