Sirgax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qallooc. 2. S. ah: qof dabeecad qallafsan; gurrac.

Sirgax

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Wax qalloocin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sirgax

sirgacamid | sirgacan | sirgacnaan | sirgacnaansho | sirgaxan | sirgaxan | sirgaxid | sirgaxmid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg