Soco
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-cday, -cotay)1. (f.g) Socod samayn. 2. (f.g) Hadal la hayey sii wadid. 3. (f.mg) La s.: cid la saaxiibid. 4. (f.mg) La s.: wax xogtooda hayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soco ↴
eber sugan | taa | gaabbee | gaabi | gaabis | gaabshow | taabac | raac | daaddah | daaddeg |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg