Sokor
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dhacaan aad u macaan oo geedka qasabka laga miiro, oo inta la farsameeyo laga dhigo budo badanaa cadcad oo wax lagu macaansado. ld son-kor.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sokor ↴
kaadisokorow | fudul | sokornabaad | sonkor | sonkornabaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg