sooryo
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)1. Cunto la siiyo dad marti ah. 2. Hanti la siiyo gabar la soo doontay tolkeed.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sooryo ↴
martiqaad [m.l]
1. Sooryo qof marti ah la siiyo. 2. ld martiqaadid.
sifaal [m.l] (-llo, m.dh)
Shay badanaa ka samaysan caw, qaab wareegsanna leh oo sooryooyinka waaweyn cuntada lagu geeyo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg