subagmadoobe
(m.l) (-bayaal, m.l/dh)

1. Wan weyn oo shan sano iyo ka badan gaaray. 2. Subagga laga shiilo wan weyn oo aan fariisan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh subagmadoobe

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg