Sulman

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Lax wan u taga u baahan ahaansho; asoollan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sulman

sulmanaan | sulmanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg