Sulux

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Heshiis. 2. S. ah: dul siman oo aan xanaf lahayn. 2. S. ah: caano dhay ah oo qabow; galax.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sulux

faarad | fowliil |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg