Sumac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Gumuca xabbadda. 2. Sukulid-da subuul meseggo ul iwm lagu garaaco si iniinaha looga daadiyo.

Sumac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-mcay, -macday)

Sabuul meseggo ul ku garaacid si iniiunuhu uga daataan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sumac

sumcid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg