Sumal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Wan qoor ah oo idaha loo hayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sumal

xamil | sumalhaad | sumalhaadi | sumalhaadin | sumalhaadis | sumalhaadsan | sumalhaadsanaan | sumalhaadsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg