Xamil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Haragga indhaha ku rogan oo dhawra. 2. Rar; qaad. 3. Daah sumalka caloosha lagaga xiro, si uusan idaha u saaran. 4. ld xamli.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xamil ↴
xamli |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg