Sunno
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Salaad aan faral ahayn oo ajar kororsi awgeed loo tukado. 2. Wax kasta oo Nabigii samayn jirey oo ay tahay in looga daydo. 3. Koofiyad culimada islaamku qaataan. ld sunne.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sunno ↴
waddac | istikhaaro | sunne | sunnee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg