Suufi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

1. Qof aan aqoon u lahayn diinta aadna u jecel. 2. Qof fudfudud oo waxyaabaha uu samaynayo aan ka fiirsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suufi

saalimow | suufinnimo | suufiyoobid | suufiyow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg