Suugo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Iidaan ka kooban, hilib, khudrad iwm oo laysku kariyey oo cuntada lagu darsado (siiba baastada).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suugo

garcadde | sanuunad | suugee | suugeysan | suugeyso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg